AMISOM oo shaacisey iney bilaabeyso howlgal dalka saarayo Al-Shabaab

Abaanduulaha Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya Gen Diomede Ndegeya oo booqasho ku tegay Taliska qeybta 1aad ee Ciidamada Uganda. Waxaa uu sheegay  in booqashadan ay tahay kormeer barasho ah oo uu ku tagayo dhamaan Xerooyinka AMISOM ee Soomaaliya. Gen Diomede Ndegeya ayaa ku amaanay Ciidamada Uganda ee AMISOM tallaabooyinkii ay Al-Shabaab ugala wareegeen degaannada … Continue reading AMISOM oo shaacisey iney bilaabeyso howlgal dalka saarayo Al-Shabaab